Advertisements

Tacsi: إنا للة وإنا إلية راجعون – Inaa Lilaahi wa Inaa Ileyhi Raajicuun

Halkaan ka akhri

Dhammaan Shaqaalaha iyo qoreyaasha Raadiyaha iyo shabakadda SomaliSwiss, waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan guud ahaan umadda Soomaaliyeed, gaar ahaan eheladii iyo asaxaabtii uu ka geeriyooday allaha u anxariistee wasiirkii arrimaha gudaha dowladda KMG Soomaaliya C/Shakuur Sh. Xasan Faarax oo galabta lagu dilay magaalada Muqdisho, waxaana leenahay samir iyo iimaan Allaha naga wada siiyo isagana janadii allaha ka waraabiyo. Sidoo kale waxaa tacsi tiiraanyo leh diraya Qaar ka mid ah madaxda  jaaliyadaha Soomaaliyeed ee dalka  UK oo ay ka mid yihiin Saciid Maxamad Mire, Cabdi Waaxid Xasan Xaad iyo Cabdi Aadan Barre, waxay leeyihiin Janadii Allaha ka warabiyo intii uu ka tegayna samir iyo iimaan allaha ka siiyo.

Dhinaca kale Ra’isal wasaaraha Soomaaliya iyo golaha xukuumadda iyo jaaliyadaha Soomaaliyeed ee ku dhaqan wadamada Switzerland iyo UK ayaa tacsi taas la mid ah u diraya umadda Soomaaliyeed. HALKAAN KA DHEGAYSO TACSIDA RA’ISALWASAARAHA SOOMAALIYA   INAA LILAAHI WAA INAA ILAYHI RAAJICUUN.

SomaliSwiss@hotmail.com

NIMCO DAREEN HALKAAN KA DAAWO VIDEO-GA

 Other Related Articles

More stats 1,694
Sawiradii ugu dambeeyay ee Banaan-baxyada Muqdisho iyo Mahiga oo loo abaal guday. More stats 600
Daawo Sawirada Banaan baxyadii Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Kenya. More stats 554
Hotel ay deganaayeen Xildhibaano taageersan Shariif Sakiin oo ay gubeen kacdoonka Muqdisho markii ilaaladu rasaas ku furtay. More stats 175
War Deg deg ah: Radio Muqdisho oo ay qabsadeen Kacdoonkii shacabka iyo idaacadda oo baahisay in ay la shaqaynayso. More stats 156
WAR DEG DEG AH: Ra’isal wasaare Farmaajo oo daqiiqado ka hor la hadlay umadda Soomaaliyeed. More stats 124
Ra’isulwasaare Farmaajo oo banaan baxayaashii Muqdisho lahadlay markii uu kasoo baxay Garoonka Muqdisho. More stats 97
XUL HEESO SOMALI CLASSIC & WADANI More stats 74
Maamul goboleedka Ceelbuur state oo lagu dhawaaqay & taageerayaasha Al-Shabab oo ka qayliyay. More stats 73
Kacdoonkii Muqdisho oo halkiisii ka socda iyo kaalinta Booliiska Soomaalida ay ka ciyaarayaan. More stats 67
Qarax ismiidaamin ah oo galabta lagu dilay Wasiirkii arimaha gudaha C/shakuur Sheikh Xasan. More stats 66
Dhegayso wararka Banaan-baxyada Muqdisho, Gobollada Soomaaliya iyo meelo kale. More stats 64
Muuqaalladii ugu dambeeyay ee Wasiirka Caawa la-dilay oo saacado ka hor Muqdisho kula hadlay dad isu soo baxay oo taageersanaa dowladda. More stats 61
Odayaasha dhaqanka beelaha Hawiye & Jaaliyadaha qurbaha oo diiday ridista xukumadda uu hogaamiyo Ra’isal wasaare Farmaajo. More stats 59
Soomaalida qurba joogta oo dibad-baxyo lagu diidan yahay labada Shariif isu ballansaday Salaadda Jimcaha kadib. More stats 55
Dhageyso dareenka dadweynaha reer Muqdisho ay ka muujiyeen heshiis dhagareedka Labada Shariif. More stats 48
Farxiya Fiska: Hees Cusub ee Sanadka 2011. More stats 37
Fannaanada sanadka Farxiya Fiska.. More stats 36
Golaha Wasiirada Cusub Magacyadooda iyo Beelaha ay kasoo kala jeedaan. More stats 29
Madaxweyne Shariif oo ay Banaanbaxayaal u diideen in uu kasoo baxo gudaha garoonka diyaaradaha Muqdisho. More stats 29
Laba Shariif….Hees Cusub (Xamar Xeebtiisa) More stats 29
Mudane Farmaajo: Shacabkaaga Ama Laba Shariif. More stats 26
Banaanbaxyo rabshado wata oo lagu diidan yahay Labada Shariif, isla markaana lagu taageersan yahay RW. Farmaajo oo ka soconaya Muqdisho. More stats

HALKAN KA DAAWO VIDEO-GA

HALKAN KA DAAWO CASHA DHUXULOW OO DHAGAX LAGU DILAY KISMAYO

Advertisements
%d bloggers like this: