Odayaasha dhaqanka beelaha Hawiye & Jaaliyadaha qurbaha oo diiday ridista xukumadda uu hogaamiyo Ra’isal wasaare Farmaajo.

DHEGAYSO WARAYSIYO

Halkaan ka akhri

Waxaa si isku mid ah u diiday heshiis dhagareedka Labada Shariif ee Muqdisho Odayaasha dhaqanka beelaha Muqdisho iyo jaaliyadaha kala duwan ee Soomaalida Yurub, sida UK oo banaan baxyo waawayn ka socdaan maanta, iyo sidoo kale jaaliyadaha Soomaalida ee ku dhaqan Kenya iyo K/Afrika, kuwaas oo ku baaqay in ladhigo banaan baxyo joogto ah oo looga soo horjeedo in larido xukuumadda hadda jirta oo ay sheegeen inay tahay tan kaliya ee soo celisay rajadii umadda Soomaaliyeed in muddo ah ka maqneed. HALKAAN KA DHEGAYSO WARAYSIYADA

SomaliSwiss News Desk

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: