Advertisements

Muuqaalladii ugu dambeeyay ee Wasiirka Caawa la-dilay oo saacado ka hor Muqdisho kula hadlay dad isu soo baxay oo taageersanaa dowladda.

HOOS KA FIIRI SAWIRADA

Halkaan ka akhri

Allaha u anxariistee, C/shakuur Shiikh Xasan Faarax, Wasiirkii Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka Soomaaliya  ayaa lagu dilay galabta maqribkii xilliga Muqdisho qarax is-miidaamin ahaa, iyadoo qaraxaas ay fulisay gabar qoyskiisa ka tirsaneyd oo dhawaanahan guriga uu degan yahay ku nooleyd.

 Wasiirka ayaa u geeriyooday dhaawac culus oo ka soo gaaray qaraxaas, wuxuuna ku geeriyooday Isbitaalka Banaadir oo dhaawaciisa la dhigay. Qaraxa uu wasiirka ku dhintay ayaa wuxuu ka dhacay gudaha gurigii uu deganaa.  Wuxuu ka mid ahaa wasiirka wasiirrada ugu shaqada badan ee Xukuumadda Soomaaliya, wuxuuna ku magacawnaa xilka Wasaaradda Arrimaha gudaha iyo Amniga Qaranka.

Waxaa horay qaraxyo sidan oo kale loogu dilay wasiirro ay ka mid ahaayeen Cumar Xaashi Aadan, Axmed C/llaahi Waayeel, Prof. Ibraahim Xasan Caddow, Qamar Aadan Cali, Saleebaan Colaad Rooble, iyadoo ay sidoo kale jireen saraakiil ka tirsan Dowladda Soomaaliya oo iyana qaraxyo lagu dilay.

Wasiirka oo saacado ka hor Magaalada Muqdisho kula hadlay dad isu soo baxay oo taageerayay Xukuumadda uu ka tirsanaa ee Ra’isul wasaare  Maxamad C/llaahi Farmaajo.

SomaliSwiss Muqdisho

SomaliSwiss@hotmail.com

NIMCO DAREEN HALKAAN KA DAAWO VIDEO-GA

 Other Related Articles

More stats 1,694
Sawiradii ugu dambeeyay ee Banaan-baxyada Muqdisho iyo Mahiga oo loo abaal guday. More stats 600
Daawo Sawirada Banaan baxyadii Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Kenya. More stats 554
Hotel ay deganaayeen Xildhibaano taageersan Shariif Sakiin oo ay gubeen kacdoonka Muqdisho markii ilaaladu rasaas ku furtay. More stats 175
War Deg deg ah: Radio Muqdisho oo ay qabsadeen Kacdoonkii shacabka iyo idaacadda oo baahisay in ay la shaqaynayso. More stats 156
WAR DEG DEG AH: Ra’isal wasaare Farmaajo oo daqiiqado ka hor la hadlay umadda Soomaaliyeed. More stats 124
Ra’isulwasaare Farmaajo oo banaan baxayaashii Muqdisho lahadlay markii uu kasoo baxay Garoonka Muqdisho. More stats 97
XUL HEESO SOMALI CLASSIC & WADANI More stats 74
Maamul goboleedka Ceelbuur state oo lagu dhawaaqay & taageerayaasha Al-Shabab oo ka qayliyay. More stats 73
Kacdoonkii Muqdisho oo halkiisii ka socda iyo kaalinta Booliiska Soomaalida ay ka ciyaarayaan. More stats 67
Qarax ismiidaamin ah oo galabta lagu dilay Wasiirkii arimaha gudaha C/shakuur Sheikh Xasan. More stats 66
Dhegayso wararka Banaan-baxyada Muqdisho, Gobollada Soomaaliya iyo meelo kale. More stats 64
Muuqaalladii ugu dambeeyay ee Wasiirka Caawa la-dilay oo saacado ka hor Muqdisho kula hadlay dad isu soo baxay oo taageersanaa dowladda. More stats 61
Odayaasha dhaqanka beelaha Hawiye & Jaaliyadaha qurbaha oo diiday ridista xukumadda uu hogaamiyo Ra’isal wasaare Farmaajo. More stats 59
Soomaalida qurba joogta oo dibad-baxyo lagu diidan yahay labada Shariif isu ballansaday Salaadda Jimcaha kadib. More stats 55
Dhageyso dareenka dadweynaha reer Muqdisho ay ka muujiyeen heshiis dhagareedka Labada Shariif. More stats 48
Farxiya Fiska: Hees Cusub ee Sanadka 2011. More stats 37
Fannaanada sanadka Farxiya Fiska.. More stats 36
Golaha Wasiirada Cusub Magacyadooda iyo Beelaha ay kasoo kala jeedaan. More stats 29
Madaxweyne Shariif oo ay Banaanbaxayaal u diideen in uu kasoo baxo gudaha garoonka diyaaradaha Muqdisho. More stats 29
Laba Shariif….Hees Cusub (Xamar Xeebtiisa) More stats 29
Mudane Farmaajo: Shacabkaaga Ama Laba Shariif. More stats 26
Banaanbaxyo rabshado wata oo lagu diidan yahay Labada Shariif, isla markaana lagu taageersan yahay RW. Farmaajo oo ka soconaya Muqdisho. More stats

HALKAN KA DAAWO VIDEO-GA

Advertisements
%d bloggers like this: