Dhageyso dareenka dadweynaha reer Muqdisho ay ka muujiyeen heshiis dhagareedka Labada Shariif.

DHEGAYSO ARAGTIDA SHACABKA

Halkaan ka akhri

Dadwaynaha kala duwan ee ku nool magaalada Muqdisho ayaa dhiillo fool xun ka muujiyay, heshiiska ay wada gaareen Labada Shariif, gaar ahaan in la rido xukuumadda KMG ah ee Ra’isulwasaare Maxamad C/llaahi Farmaajo. HALKAAN KA DHEGAYSO DHIILADA AY MUUJIYEEN SHACABKA MUQDISHO

SomaliSwiss Muqdisho

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: