Jaaliyadda Karanle ee ku dhaqan dalka Kenya oo soo dhaweeysay maamulka Ceelbuur State.

Halkaan ka akhri

Jaaliyadda beesha Karanle ee dalka Kenya ayaa soo dhaweeyay, maamulka Ceelbuur State oo dhowaan looga dhawaaqay dalka Ingiriiska, kaas oo wax ka qaban doona xaaladda nabad gelyo ee deeganka uu metalayo maamulkaasi.

Shabakadda SomaliSwiss ayay soo gaareen E-maillo fara abdan oo logu soo dhawaynayo maamulkaas, isla markaana loogu hambalyaynayo, kuwaas oo ay soo direen jaaliyadda beesha Karanle ee dalka Kenya, waxayna wax laga xumaado oo been abuur  ah ku sheegeen war uu shalay faafiyay mid ka mid ah website-yada taageera Al-Shabaab oo nmagacooda xusay.

Qoraalladaas oo dadka ku qornaa ay aad u badnaayeen waxaa lagu xusay in jaaliyadda Beesha Karanle ee ku dhaqan dalka Kenya ay si wada jir ah u taageersantahay maamulka Ceelbuur State ayna lagarab taagan yihiin Hiil Hooba, aysan dheg jalaq u siin doonin wararka kuwa nabad diidka ah ay faafinayaan.

SomaliSwiss Nairobi

SonmaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: