Madaxweyne Shariif oo shalay shirkii ka dhacay magaalada Kampala ka jeediyay khudbad dheer.

HOOS KA DHEGAYSO KHUDBADDA

Halkaan ka akhri

Madaxweynaha Soomaaliya Shariif Sheikh Axmed ayaa shirkii ay shalay ku lahaayeen wadamada daneeyay arrimaha Soomaaliya magaalada Kampala ka jeediyay khudbad aad u dheer, taasoo uu ku hadlayay afka Soomaaliga, hase yeeshee nuxurka khudbaddiisa oo dhinacyo badan taabanaysay ayaa si toos ah looga dareemayay, waxa uu doonayo, waxa uu diidan yahay iyo waxa uusan yeeli doonin intaba, iyadoo sidoo kale aysan khudbaddiisa ka marnayn, dacwad iyo digniino ku saabsanaa waxa dhici doona haddii warkiisa layska indha tiro.

HALKAAN KA DHEGAYSO KHUDBADDII SHEIKH SHARIIF OO DHAMAYS TIRAN.

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: