FBI-da dalka Maraykanka oo sheegtay in wiil Somali-American ah uu ku dhintay qarax ismiidaamin ah.

Halkaan ka akhri

FBI-da dalka Maraykanka ayaa sheegtay in mid ka mid ah kooxdii dhowaan qaraxyada ismiidaaminta ahaa la beegsaday kolonyo ciidamada AMISOM ahaa oo marayay wadada Maka Al Mukarama ee magaalada Muqdisho uu ahaa nin Soomaali ah oo heysta dhalashada dalka Maraykanka.

C/risaaq Warsame oo ahaa 25 jir Somali-Mareykan ah, deganaana, Mineapolis kuna barbaaray dalka Maraykanka ayay FBI-du sheegen in baaritaan dheer oo ay sameeyeen ay ku ogaadeen in kooxdaasi uu ka mid ahaa ninkaas oo dhowr bilood ka hor kasoo tegay Maraykanka,  kuna biiray Xarakada Al-Shabaab oo dagaalo maata leys ah ka wada dalka Somalia, waxayna warbixinta Hay’addaas oo ay xiganayeen inta badan wakaaladaha wararku sheegtay, inay shaki wayn ka qaban in dhallinyaro kale ay ku dhinteen ama hadda ka qayb qaadanayaan dagaalada Muqdisho.

SomaliSwiss London

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: