Ciidamada dowladda KMG Soomaaliya oo maanta la wareegay deegaanada Al-Baraka, Shirkole, Black Sea iyo meelo kale. (Daawo Sawirada)

HOOS KA DAAWO SAWIRRADA

Halkaan ka akhri

Ciidamada dowladda KMG ah ee Soomaaliya ayaa maanta xarakada Al-shabaab kala wareegay goobo cusub oo ku wareegsan suuqa Bakaaraha, kuwaas oo ahaa difaacii ugu adkaa uguna dambeeyay ee Al-shabaab, waxayna Ciidamada xooga dalka Soomaaliyeed maanta  qabsadeen, meelo ay ka mid yihiin:-  Shiir kole, Al baraka Hotel iyo Black Sea waxayna kusii jeedaan sida madaxda ciidamadu sheegeen baar Ubax iyo hareeraha dhanka jidka warshadaha ee  Suuqa Bakaaraha, hoos ka daawo sawirada.

SomaliSwiss Mogadishu

Somaliswiss@hotmail.com


%d bloggers like this: