Heshiisyo ay Puntland la gashay Shirkado Maraykan ah (Original Document)‏.

Halkaan ka akhri

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland C/raxmaan Faroole ayaa heshiisyo qarsoodiya la saxiixday Shirkado badan oo ajnabiya, iyadoo ay shaqadaas fulisay shirkad uu wakiishay maamulkaas oo fadhigeedu yahay Maraykanka, taas oo Puntland ka wakiil ah, sida ku cad heshiisyada, si aad u fahamto, shaqada shirkadaas qabanayso, iyo heshiisyada loo saxiixay iyo shaqada loo igmaday, ka akhri lifaaqaan hoose ee dokumintiyada rasmiga ah ee SomaliSwiss heshay.  HALKAN KA AKHRI DOCUMENTIYADA OO SAX AH

SomaliSwiss LONDON

SomaliSwiss@hotmail.com

<span>%d</span> bloggers like this: