War deg deg ah: Usama Bin Ladin oo la dilay.

Halkaan ka akhri

Hogaaamiyihii ugu weynaa ee Alqaacida Osama Bin Laden ayaa lasheegay in lagu dilay gudaha dalka Pakistan, qaabka loo dilay iyo warar kale oo ku saabsan daqiiqadaha soo socda naga filo.

Saraakiisha milatariga dalka Mareykanka ayaa xaqiijiyay in ay dileen hogaamiyihii Al Qaida Osama Bin Laden, kadib markii sida ay sheegeen ku weerareen guri uu ka daganaa dalka Pakistaan.

Osama Bin Laden ayaa sidoo kale geeridiisa waxaa xaqiijiyey madaxweynaha dalka Mareykanka Barack Obama, oo daqiiqada kahor si toos ah TV-yada dadka Mareykanka uga hadalayay si uu shacabka Mareykanka iyo dadweynaha aduunka ugu xaqiijiyo in ay dileen Hogaamiyihii Al-Qaida.

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: