Guddoomiyaha gudiga Midowga Afrika & ku xigeenka lataliyaha hay’ada amniga Maraykanka oo ka wada hadlay xaaladda Soomaaliya.

Somali & English

Halkaan ka akhri

Gudoomiyaha gudiga Midawga Africa  Jean Ping  iyo ku xigeenka la taliyaha hay’ada amniga Qaranka Maraykan  Denis McDonough ayaa waxay Kulan ku yeesheen   magaalada Washington ee caasimada wadanka Maraykan, waxayna kulankooda ku qaadaa dhigeen arrimaha Qaaradda Africa gaar ah wadamada ay dhibaatadu ka jirto Sida Soomaaliya iyo Ivory Coast.

Sida la sheegay in Kulanka laba mas’uul uu qaatay dhawr saacadood, waxayna  si gaar ah uga wada hadleen dhibaatadda ka jirta Soomaaliya, gaar ahaan amni xumida dalka ku baahday.

War saxaafadeed aqalka cad ee Maraykanka laga soo saaray ayaa lagu sheegay in mas’uuliyiintaan ay isla garteen inay muhiim tahay in gacan laga geysto nabad ku soo celinta Soomaaliya.

Hase yeeshee warsaxaafadeedka waxaa lagu sheegay in Maraykanka uu sii xoojin doono gacana ka geysan doonyo dadaalka Midawga Africa ugu jiro xal u helida arrimaha Africa gaar ahaan tan Soomaaliya oo muddo dhibaato ka jirto.

Dhinaca kale labada Mas’uul ayaa si wada jir ah uga hadleen arrimo dhowr ah oo ka taagan wadamada Nigeria iyo Ivory Coast.

SomaliSwiss      Washington

SomaliSwiss@hotmail.com 

US and AU to disscuss on Somalia crisis

Mogadishu-KNN-Readout of White House Deputy National Security Advisor’s meeting with the African Union Commission Chairperson

Assistant to the President and Deputy National Security Advisor Denis McDonough welcomed African Union (AU) Commission Chairperson, Jean Ping to the White House todayThe two discussed the ongoing situations in Libya, Sudan, Cote and Somalia and how the United States and the AU can partner on a range of development and democracy related issues.

Mr. McDonough stressed the importance of the AU, the Arab League, the UN, and NATO working together to secure a peaceful resolution to the crisis in Libya.

 He also emphasized the indispensability of the AU-U.S. relationship to our engagement with Africa, and reiterated the U.S. commitment to work with the AU and African governments to strengthen democracy, provide economic opportunity and maintain peace and stability across the continent.

AU Chairperson Ping was in Washington, D.C. to attend the second annual U.S.-AU high-level dialogue, which includes meetings with Secretary Clinton and Attorney General Eric Holder

SomaliSwiss      Washington

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: