Wasiirka Arrimaha dibadda oo sheegay in tartankii u dhaxeeyey Caalamka iyo burcad badeeda uu haatan u muuqdo mid ay ku guleysteen Burcaddu.

Somali & English

Halkaan ka akhri

Kulanka looga hadlaayo arrimha Burcadbadeeda Soomaalida ee ka dhacaya magaalada Dubai ee xarunta isu taga imaaradka carabata, waxaa dowladda KMG Soomaaliya uga qeyb galay Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya Max‘ed C/laahi Oomaar ayaa waxa uu ka digay in koxaha burcadbadeeda la siiyo lacago madax fursho ah, taasi oo uu sheegay inay sii cusleyneyso wax ka qabashada dhibaatada kooxaha burcad badeeda.

Mudane Oomaar ayaa si gaar ah fariin ugu diray shirkadaha marakibta leh, wuxuuna wasiirku uu dhinaca kale  si kulul u weeraray hogaamiyayaasha  caalamka oo uu sheegay inay ka gaabiyeen inay wax ka qabtaan xaaladda wadanka Soomaaliya inkasta oo uu sheegay talaboyin waxqabad leh ay u qaadeen dalalka Libiya iyo Every Cost oo iska hor imaadyo ay ka dhaceen.

Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya wuxuu kaloo uu sheegay in Soomaaliya waxoogaa horumar ah hadda laga gaaray, balse ay ku socoto habkii xasuuqa,duniduna waa ay ka jawbtay xasaradaha ka dhacaya dalalka qaar laakiin logama jawabin hab sameyn iyo waxtar leh.

Maxamed C/laahi Oomaar waxa uu sheegay in tartanka u dhaxeeyey Caalamka iyo kooxaha burcad badeeda ay hadda u muuqdaan mid ay ku guleysteen koxahaas.

Wasiiraka Arrimaha Gudaha degaan gadiidka badda JEOAL MORGAN oo ka qeyb galay kulankaasi ayaa u sheegay wakalada waraka Reuter in afduubka koxaha burcad badeeda Soomaalida ay ka geystaan biyaha ku dhaw jasiiradda Seyceles uu hos udhigay dhaqaalihii jasiradaasi ka soo gali jiray dhinacyada kalumeysiga iyo dalxiska .

Buracad badeeda ayaa la shegayaa in labadii sanno ee ugu danbeysay inay gacanta ku dhigeen ku dhawaad 2000 qof oo ay ka afduubteen markiib qaarkood, islamarkaasna ay ka qaateen lacago madax fursho ah halka qaar kalena ay wali gacanta ugu jiraan koxaahaasi.

Shirka ayaa laga sheegay in  kooxaha burcadbadeeda Soomaalida ay aad hoos ugu dhigeen dhaqaalaha Jasiirada Sheselshels ee ku taala badweynta Hindiya oo dhaqaalaheeda ku xirnaa dalxiiska.

SomaliSwiss    Dubai

SomaliSwiss@hotmail.com

Somalia wants more help to combat pirates

DUBAI, United Arab Emirates — The foreign minister of Somalia urged world powers Monday to do more to fight the root causes of piracy on land rather than trying to tackle the problem on the high seas.

Mohammed Abdullahi Omar told a counter-piracy conference in Dubai that pirates are winning despite the efforts by foreign nations to try to contain them as they shift their operations further from his country’s shores. He said the lack of an effective Somali government — and military and police forces to back it up — is at the core of the piracy scourge.

Several nations have dispatched warships to the waters off Somalia, particularly along the strategic shipping lanes in the Gulf of Aden, to try to deter pirate attacks.

Some navies, including those of the United States, France and the United Arab Emirates, have confronted the pirates with force. But there is little international appetite to bring the fight onshore.

“The world has so far only responded with a strategy of containment. This is not productive, effective or sufficient for the world or for Somalia,” Omar said.

He called on foreign countries to make “urgent and necessary investment” in Somali security forces to help the country’s weak government establish authority in the country. He did not specify what resources the country is seeking.

Somalia’s government is ready to act through a “comprehensive strategy” on piracy, Omar said, but it needs international help.

“The immediate goal must be to re-establish the national authority of the Somali state and its security capability to enforce the rule of law,” he told foreign dignitaries gathered from more than 50 countries. “We have the will and we have the men and women. You have the resources.”

Deeply impoverished Somalia is largely powerless to fight piracy on its own because the central government is weak and only holds half of the country’s capital, Mogadishu.

Two decades of anarchy has allowed pirates to flourish off its coasts. They now are able to operate from commandeered motherships hundreds of miles away.

The call to put more pressure on the bandits onshore echoes recent comments by the commander of the U.S. Navy’s Bahrain-based 5th Fleet, which is responsible for American-led efforts to combat piracy.

Vice Adm. Mark Fox earlier this year said more effort ought to go into hitting pirate supply lines and tracking their money while keeping alert to what could be growing ties to al-Shabab insurgents.

In an interview Monday, Fox reiterated those recommendations, and suggested that shipping companies do more to beef up their own security.

“I would like to see the industry side be more willing to embrace embarked security teams,” he said. “There have been no ships successfully pirated with embarked security teams. So let that be its own statement.”

There were a record high 142 piracy attacks worldwide in the first quarter of this year, according to the International Maritime Bureau, a global maritime watchdog. Nearly 70 percent or 97 of the attacks occurred off the coast of Somalia, up sharply from 35 in the same period a year earlier.

The bureau’s director last week warned of a “dramatic increase in the violence and techniques” used by the pirates.

Source:      AP

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: