Axmad Godane oo sheegay in Al-Shabaab ay ka bad baadeen Qatar kusoo socotay. (DHEGAYSO)

HOOS KA DHEGAYSO HADALKIISA

Halkaan ka akhri 

Amiirkii Xarakada Alshabaab Abuu Zubeyr ayaa farriinj cod ah  oo kasii daayay idaacadda Quraanka Muqdisho ku sheegay in Xarada Al-Shabaab ka bad baadeen khatar culus oo  si adag looga soo shaqeeyay, sida uu ahdalka u macneeyay.

Wuxuu sheegay in dagaaladii ugu dambeeyay ee ka dhacay Gobolada dalka Soomaaliya qaarkood ay ujeedadu ahayd in xukunka Al-Shabaab meesha laga saaro, isagoo sidoo kale ugu baaqay beelaha dega Gedo, Bay, Bakool, Hiiraan iyo Galgaduud inaan dhinacooda uusan kasoo fakan ama kasoo tillaabin wax uu ku tilmaamay cadawga. Halkaan ka dhegayso Farriintiisa oo aan kusoo  gaabinnay intii Soomaaliya quseysay.

SomaliSwiss    Muqdisho

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: