Halkaan ka akhri
Gudoomiyaha maxkamada sare ee dowlada Masar ayaa amar ku bixiyay in madaxwaynihii hore ee Masar Mohamed Xusni Mubaarak in la soo xiro shan iyo toban maalmood, inta lagu samaynayo baaritaano eedeymo musuq maasuq inta uu xukunka hayay.
Xusni Mubaarak oo xukunka laga riday laba bilood ka hor ayaa hadda wuxuu ku jiraa isbitaal kadib markii wadne xanuun ku dhacay isagoo su’aalo la waydiinayo.
sidoo kale waxaa iyana xabsiga loo taxaabay Labadiisa wiil. Waa wax aan horay uga dhicin dal carbeed in la soo xiro madaxweyne hore.
Somaliswiss Cairo
somaliswiss@hotmail.com
Filed under: Masar Egypt |