Ogeysiis iyo wargelin ku socota Jaaliyadda Soomaalida Zurich: Xuska munaasabadda Mowliidka Nabigeena CSWS.

Halkaan ka akhri

Waxaa Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan Kanton Zürich lagu wargelinayaa in maalinta sabtiga oo ay taariikhdu tahay 26 febraayo 2011 la dhigi doono xafladii munaasabada Mowliidka Nabigeena Maxamed (CSWS), Naxariis korkiisa Allah ha ka dhigee.

Sidoo kale waxaa kulanka xafladdan lagu qaban doonaa Hoolka GEMEINSCHAFTSZENTRUM oo ku yaala Addreeska ah: LOOGARTEN, SALZWEG 1, 8048  Zürich, Sidaas darteed waxaa Jaaliyadda la ogeysiinayaa inay ka soo qayb galaan Munaasadda Mowliidka Nabi Maxamed (CSWS).

SomaliSwiss Zürich

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: