FIFA oo ka hadashay qaraxii shalay ka dhacay magaalada muqdisho iyo cambaareyn ay u jeedisay xarakada Al-Shabaab.

Somali & English

Halkaan ka akhri

Madaxweynaha xariirka kubada cagta dunida joseph Sepp. Blatter ayaa waxaa si caro ku jirto u cambaareeyay qaraxii shalay ka dhacay magaalada muqdisho shalay kaasi oo uu ku geeriyooday mid ka mid ah ciyaaryahaanka naadiga kubadda cagta ee dakadaha ee ka dhisan wadanka soomaaliya.

Madaxweynaha xariirka kubadda xagta adduunka joseph s. Blatter ayaa cambaareeyay qaraxii ismiidaaminta ee xarakada al shabaab shalay ka geysteen magaalada muqdisho kaasi oo ay ku geeriyoodeen ciyaarahano ka tirsanaa naadiga dekadaha.

S. Blatter waxaa uu sheegay in qaraxaasi ay si weyn uga naxeen bahda sportiga kadib markii shalay qaraxaasi uu ku geeriyooday c/salaam max’ed cali oo ka tirsanaa ciyaariyahanada 21-ka sano yar ee soomaaliya.

Dhanka kale ayuu sheegay madaxweynaha kubadda cagta aduunka in uu jiro ciyaar yahaan kale oo ku dhawacmay qaraxaasi ay sheegatay xarakda al shabaab aad iyo aad ayaan uga xun nahay falkaasi foosha xumaa ay sameeyeen xarakada alshaab ayuu yiri mar uu ka hadlayay talafishin ku yaala wadanka spain madaxweynaha kubadda cagta aduunka.

Ugu dambeyntii ayuu tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska iyo bahda sportiga uu ka tagay ciyaar ayahaankii shalay qaraxa ku dhintay waxuu sheegay in ay aad uga xun yihiin dhacdadaasi shalay ka dhacday magaalada muqdisho.

SomaliSwiss     Zürich

SomaliSwiss@hotmail.com

Blatter offers sympathy to Somalia after international prospect killed by bomb.

ZURICH — FIFA president Sepp Blatter has offered sympathy to Somalia after one of the African country’s best young players was killed by a suicide bomber in Mogadishu.

Under-20 international Abdi Salaan Mohamed Ali was among eight people killed when a car packed with explosives was detonated at a police station on Monday.

Two other players, Mahmoud Amin Mohamed and Siid Ali Mohamed Xiis, were among 35 people injured.

A militant Islamic group claimed responsibility for the attack.

Blatter wrote to Somali football federation president Said Mahmoud Nur on behalf of FIFA “with a sad heart … having learned of the tragedy.”

Blatter and Nur are scheduled to attend the annual African football congress on Wednesday in Khartoum, Sudan.

Source:    Associated Press

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: