Magaalada Minneapolis oo dhaawac culus loogu geystay labo dhalliyaro Soomaali ah.

Halkaan ka akhri

Kooxo hubeysan oo aan haybtooda la garanaynin ayaa lagu soo warramayaa inay 2 dhallinyaro Soomaali ah dhaawac ugu geystay Magaalada Minneapolis ee dalka Mareykanka, ka dibna ay baxsadeen, hase ahaatee waxaa la sheegay in ciidamada boliiska ee magaaladaas ay wadaan raad-raac iyo baaritaanno xooggan oo la xiriira ciddii falkaas geystay ama ka danbeysay.

Dhallintaan ayaa la sheegayaa in xilligii dhawacayey  ay ku sugnaayeen xaafad ay Soomaalidu aad  ugu bdantahay oo ku taala magaalada Miniaples ee gobolka Minnisota.

Sidoo kale waxaa la sheegay in dhaawaca dhalinyaradan loola cararay Isbitaalka, balse ma ahan markii ugu horreysay ee Magaalada Miniyaabulis uu ka dhaco falal ceynkan oo kale ah oo loo geysto dad Soomaalida ah ee ku dhaqan Gobolkaas.

SomaliSwiss Minneapolis

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: