Maamul goboleedka Puntland oo ka mamnuucday xubnaha ka tirsan dowladda KMG ah in ay ka degaan meelaha ay maamusho.

HOOS KA DHEGAYSO AMARKA

Halkaan ka akhri

Maamulka Puntland ayaa ka mamnuucay dhammaan dhulka ay ka taliyaan inay cag soo dhigaan, dadka ku jira dowladda KMG ah ee Soomaaliya, waxaana looga digay inay halkaas tagaan.

Halkaan ka dhegayso hadalka wasiir ku xigeenka.

SomaliSwiss Boosaaso

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: