Safaaraddii Soomaaliya ee dalka Jarmalka oo dib loo furay. (Daawo Sawirrada Xafladda)

HOOS KA DAAWO SAWIRADA

Halkaan ka akhri

Xaflad aad u qurux badnayd, isla markaana ay farxad iyo wadani nimo ka muuqatay ayaa lagu qabtay dhismaha safaaradda ay Soomaaliya ku lahayd Caasimaddii hore ee dalka Jarmalka, (Bonn), taas oo berigii hore lagu shaqeyn jiray intii aan magaala madaxda loo wareejin Berlin halkaas oo ay hada safaaraddu ku shaqeyso.

Xafladaasi oo ka dhacday Safaaradda ayaa waxaa ka soo qeyb galay dad aad u fara badan kuwaas oo ka yimid deegaanada Jarmalka sida magaalooyinka Köln, Bonn iyo Troisdorf.

SomaliSwiss Bonn

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: