Ciidanka doowlada oo baaritaano ka wada wadada Warshadaha ee magaalada Muqdisho.

Halkaan ka akhri

Waxaa Saakay Lagu arkayey qaybo ka mid ah magaalada Muqdisho gaar aahan Wadada Warshadaha ee Caasimada Soomaaliya Ciidamada Doowlada KMG ee Soomaaliya  oo halkaasi  Ka Waday  baaritaano Culus.

Ciidamada ayaa saf dheere galiyay Gawaarida, waxayna mid mid u baarayaan dadka saaran Gawaarida sidoo kale baaraya waxay si gaar ah u baarayeen dadka ay ka shakiyeen waxana wadadu ay saaka aheyd mid aad ciriiri u ah.

War lagama hayo ilaa iyo haatan wax lagu soo qabtay hoowlgalka ay wadaan ciidamada Doowlada waxaana maalmihii ugu danbeeyay ay Ciidamadu ahaayeen kuwa daadsan wadadaas oo inta badan ay   isticmaalaan Gawaarida Wada Qaadka.

SomaliSwiss     Muqdisho

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: