Advertisements

Tacsi Tiiraanyo leh“, Innaa lillaahi wa inaa Ilaahi Raajicuun.

Halkaan ka akhri


“Tacsi Tiiraanyo leh“,  Innaa lillaahi wa inaa Ilaahi Raajicuun.

كل نفس ذائقة الموت

Geerida waa xaq – Nafkastana wey  dhadhamineysaa

Anigoo ku hadlayo magaca bahda Shabakada SomaliSwiss iyo keygaba waxaan halkan tacsi tiiraanyo leh ugu dirayaa walaalkeey  Sheikh Axmed Maxamed Aadan Al Duuri oo walaashiis Xabiiba Maxamed Aadan ku geeriyootay magaalada Muqdisho ee dalka Soomaaliya.

Alle ha u naxariistee Marxuumad Xabiiba Maxamed Aadan, waxaan Alleheen uga baryeynaa inuu jannadii fardowsa ka waraabsho eheledii, Qaraabadii iyo Caruurtii ay ka tegey iyo  dhammaanteen samir iyo iimaan Alle ha inaga wada siiyo, gadaasheedna Alle inama fidneeyo, Aamiin Aamiin Aamiin

SomaliSwiss       Zürich

SomaliSwiss@hotmail.com

Advertisements
%d bloggers like this: