Advertisements

Wargelin la xiriirta Tijaabada dhawaaqa Siiraha oo ka dhici doona dalka Switzerland oo dhan.

Somali & Deutsch

Halkaan ka akhri

Wargelin la xiriirtaTijaabada Siiraha ama dhawaaqa turunbada ee Sanadka 2011ka, kaasoo Sanadkasta hal mar la tijaabiyo, sidaas darteed  ayaa waxaa  shalay la iclaamiyey in bisha Febraayo labadeeda oo ku beegan maalin Arbaca ah, saacadda markey tahay 13,30 ilaa15,00 aad maqli doontaan dhawaaqa Siiraha.

Sidoo kale dhawaaqa Siiraha Tijaabada ah ayaa dhammaan Kantoonada dalkan Switzerland hal mar  laga wada maqli doonaa, balse ujeedada ay dowladda ka leedahay yeerista Siirahan ayaa lagu sheegay in  sidii  bulshada Swisska ay ula socon lahaayeen in  dhawaaqaas uu la xiriiro gurmadka degdegga ah marka ay dhacaan arrimo qatar gelin kara Bulashada sida Dhul-geriirka, Dhuufaanta  iyo wixii la mid ah.

Haddaba Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee ku nool dalkan Switzerland lala socodsiinayaa inay ka nixin haddii ay maqlaan dhawaaqa Siirahaas.

SomaliSwiss Zürich

SomaliSwiss@hotmail.com


Sirenentest 2011

Am Mittwoch, 2. Februar 2011, findet in der ganzen Schweiz von 13.30 bis spätestens 15.00 Uhr der jährliche Sirenentest statt. Dabei wird die Funktionsbereitschaft der Sirenen des «Allgemeinen Alarms» und auch jener des «Wasseralarms« getestet. Es sind keine Verhaltens- und Schutzmassnahmen zu ergreifen.

SomaliSwiss Zürich

SomaliSwiss@hotmail.com

Advertisements
%d bloggers like this: