HOOS KA DAAWO LACAGTA
Halkaan ka akhri
Halkaan waxaan idiin kugu soo bandhigaynaa, muuqaalka inta badan ama Dhammaan lacagihii Somaliya yeelatay inta laxasuusto, iyo cidii samaysay ama talada dalka xilligaas haysay Haddii ay ahaan lahayd Somali ama Xilligii Gumaysiga, waxaana idinkaga bilaabaynaa sanadkii 1950, xilligii gumaysiga, innagoo kusoo afjari doonna dowladdii kacaanka ee la riday 1990.
Lacagtaan ugu koreysa waa 1950 xilligii gumaysigu Somaliya xakumayay, waxaana sameeyay Talyaaniga, tan ku xigtana, waa dowladdii Aadan Cadde ilaa iyo Siyaad Barre lacagihii la sameeyay, mana dhamays tirna.
SomaliSwiss@hotmail.com
Filed under: Keydka guud, Taariikhda |