Advertisements

Xildhibaanada Baarlamanka KMG oo Maanta ansixinaya xubnaha gudiga Dastuurka cusub ee Qaranka Soomaaliyeed.

Halkaan ka akhri

Xildhibaanada Barlamaanka dowladda KMG Soomaaliya ayaa waxay maanta u kulmeen si ay ansixiyaan xubno ka tirsan guddiga Dastuurka Cusub ee qaranka ay ku yeeshaan Xarunta golaha Shacabka ee magaalada Muqdisho.

Qaar ka mid ah Xildhibaanada Barlamanka KMG Soomaaliya  ayaa warbaahinta u sheegay in maanta ay Xildhibaanada Barlamaanka ku balansan yihiin Xarunta golaha Shacabka ee magaalada Muqdisho si ay kulankooda uga ansixiyaan xubno ka tirsan guddiga Dastuurka dowladda.

Kulanka Xildhibaanada Barlamanka KMG ayaa waxaa lagu waday inay ka soo qeyb galaan Mas’uuliyiin ka tirsan guddiga ku howlan samaynta Dastuurka, waxaana Mudanayaasha barlamanka la filayaa in ay halkaasi ku ansixiyaan xubno ka tirsan guddigaasi.

SomaliSwiss    Muqdisho

SomaliSwiss@hotmail.com

Advertisements
%d bloggers like this: