Tobankii Qormo ee loogu aqriska iyo booqashada badnaa SomaliSwiss ee sanadka 2010.

Halkaan ka akhri

Sanadka dhamaaday ee 2010, SomaliSwiss waxay daabacday qormooyin kala duwanaa oo aad u fara badnaa, kuwaas oo lahaa nuuc walba, sida; warar, faalooyin, maqaallo, heeso, gabayo, Sawirro iyo waxyaabo kale oo aad u fara badan, waxaana halkaan idinkugu soo gudbinaynaa 10 (Tobankii Cinwaan ee loogu aqriska badnaa, waxaadna ka dheehan kartaa qeybtaan hoose oo aan idiin kugu soo diyaarinnay iyagoo usafan hadba sidii ay u kala booqasho badnaayeen, tusaale ahaan, cinwaanka ugu horeeya ayaa ahaa kan loogu aqriska badnaa, halka cinwaanka ugu dambeeya uu yahay 10 qormo ee loogu aqriska badnaa kan ugu yar, waana kuwaan oo ka bogasho wacan:

1.    HEES LAGA SAMEYEY QARIXII HOTEL SHAMOW.

2.    HEESTII ASAYDA & KOOXDA QEYLA DHAAN.

3.    Madaxda ugu saraysa xarakada Al-Shabaab (Magacyadooda), (Xilalkooda)  iyo Qabiiladooda (Xog Rasmiya).

4.    Khudbadii ugu qosolka badnayd ee Sh. Shariif.

5.    Gabdho Soomaaliyeed oo in muddo ah dalka Jamaica ugu xiran shirqool ay u dhigeen Wiilal Jamaikaan ah.

6.    Sawirada Maanta: Madaxda Soomaaliya Majecla inaad aragto.

7.    Afhayeenka xarakada Al-Shabaab oo ka cuudi bileystay dadwaynaha Reer Muqdisho (dhegayso Su’aalahooda iyo Jawaabihiisa)

8.    Maxaad ka taqaan hogaamiyaha Al-Shabab Muqtaar Abu Zubayr. (warbixin laga soo uruuriyay noloshiisa oo dhan, Bilow ilaa dhamaad)

9.    HEESO CLASSIC Video New & Erra (All 2010 Somali Music Video’s)

10.    Masawirka Maanta ee Godane (Run mise Been)

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: