Advertisements

Xulka kubadda cagta gobolka Banaadir oo ku guuleystay tartanka Ciyaaraha Gobollada ee sanadka 2010.

Halkaan ka akhri

War goor dhoweyd naga soo gaaray magaalada Garoowe ayaa sheegaya in Xulka Kubadda Cagta ee Gobolka Banaadir ay ku guuleystay tartanka Ciyaaraha Gobollada oo sanadkan lagu qabtay magaalada Garowe ee xarunta gobolka Nugaal.

Warbaahinta ku sugan magaalada Garoowe ayaa ku soo waramaya in 1-0 ay ku badiyeen Xulka Gobolka Banaadir, waxaana ciyaarta dawanayay masuuliyiin uu ka mid yahay guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Maxamuud Axmed Nuur Tarsan, Madax ka socota Dowladda Dhexe, Puntland iyo xiriirka kubadda cagta.

SomaliSwiss     Garoowe

SomaliSwiss@hotmail.com

Advertisements
%d bloggers like this: