Ogeysiis: Waxaa la ogeysiinayaa Jaaliyada Beesha Baadicadde ee dalka Switzerland.

Halkaan ka akhri

Gudoomiyaha Jaaliyada Baadicade ee Wadanka Switzerland Mudane Axmed Xuseen Barrow  wuxuu Ogeysiis dhammaan Jaaliyadda Beesha Baadicade ee ku dhaqan Wadanka Switzerland, inuu ka dhaci doono Shir Balaaran magaalada Berna ee  Wadanka Switzerland .

Shirkaas oo looga hadli doono Aayaha Beesha Baadicade ee Mustaqbal soo Socda.

Sidaa dardeed waxaa la ogeysiinayaa, laguna wargelinayaa dhamaan Waxgaradka Beesha Baadicade Sida: Siyaasiinta , Aqoonyanada , Culumada, dhalinyarada Haweenka  iyo Qeybaha kale duwan ee dhaqanka, inay ka soo qayb galaan shir lagu wado inuu dhaco Taariikhda  markay tahay 16/01/20011.

Sidaas iyo ka soo qeyb gal wacan

Gudoomiyaha Jaaliyada Baadicade ee Wadanka Switzerland
Axmed Xuseen Barrow
Tel, 0041764999038

Cabdiqani Cali Dalmar
Bern-Switzerland
riyaale10@hotmail.com

SomaliSwiss@hotmail.com

<span>%d</span> bloggers like this: