Madaxweynaha dalka Iran oo maanta xafiiskiisa kula kulmay guddoomiyaha Baarlamanka KMG Soomaaliya.

Somali & English

Halkaan ka akhri

Madaxweynaha dalka Iiraan Ahmadi-Najad ayaa maanta Xafiiskiisa kula kulmay Guddoomiyaha Baarlamanka KMG Soomaaliya oo maalmahan socdaal ku joogay dalkaas, wuxuuna warbaahinta uga waramayay xaaladda Soomaaliya Shariif Xassan Sh. Aadan, isagoo sheegay in degenaanshaha iyo xasilooni ka dhacda dalka Soomaaliya ay imaan karta oo keliya in lala dagaallo kooxaha argagixisada ah ee dhibaataynaya dowladda, kuwaasi oo dagaallo iyo weeraro joogto ah ku haya xukuumadda KMG ah.

Sidoo kale Axmadi Najad waxa uu sheegay in dowladiisu gacan ka geysaneyso sidii  dalka Soomaaliya uga dhici lahayd xasilooni iyo kala dambeyn, sidaasi daraadeedna waxa uu sheegay inay taageerayaan dadaalada dalka Soomaaliya nabadda loogu soo celinayo, isla markaasina dowladiisu ay taageereyso Dowladda KMG ah, gaar ahaan dhinacyada amniga, dib u dhiska ciidamada, hay’adaha dowladda iyo gargaarka dadka ku barakacay dagaalada ka socda dalka.

Dhanka kale  Madaxweyne Axmadi Najad ayaa dalalka adduunka ku booriyay inay ka qeyb qaataan taageerada Dowladda iyo dadka Soomaaliya oo uu sheegay inay kooxaha argagixisada ahi caqabad ku noqdeen amniga iyo degenaanshaha Soomaaliya.Isagoo arrintaa ka hadlayey wuxuu yiri: “Waan taageereynaa dadaal kasta oo Soomaaliya loogu soo celinayo nabadda iyo kala dambeynta”.

Hase yeeshe  Madaxweynaha Iiraan wuxuu sheegay in xukuumadiisu ay dhowaan bilaabeyso taakuleynta agabyo kala duwan iyo dhaqaale lagu taageerayo Dowladda KMG ah si ay u hanato amniga iyo soo celinta sharciga

Si kasta ha ahaatee Madaxweynuhu wuxuu baaq u jeediyay kooxaha mucaaradka ah, isagoo ku booriyay inay ogolaadaan wadahadalada nabadeed si uu meesha uga baxo dagaal iyo barakicin dadka rayidka ah.

Wakaalada Wararka IRNA

SomalSwis@hotmail.com

Extremism is sponsored by arrogant powers: Ahmadinejad

TEHRAN – Extremists who operate in Somalia and other parts of the world are sponsored by arrogant powers, President Mahmoud Ahmadinejad said in a meeting with Somali Parliament Speaker Sharif Hassan Sheikh Aden whose country has been the scene of civil war, terrorism, and interference by foreign countries in the recent years.

“Extremists carry out their inhuman actions with support of corrupt and arrogant global powers,” Ahmadinejad said on Monday.

“Extremism has created problems not only in Somalia but also in various places around the world like Afghanistan and Pakistan,” he stated.

The president called for solidarity among Islamic countries in the campaign against extremist groups which carry out evil actions in the name of Islam.

“Fortunately, thanks to the resistance put up by the nations, all these extremist groups and their masters (global powers) are in decline,” he asserted.

Ahmadinejad also assured that the Islamic Republic of Iran backs establishment of peace and stability in Somalia.

The Somali parliament speaker said that Somalia regards strength and progress of Iran as a support for itself and the Muslim world.

Aden also said that insecurity in Somalia is the result of foreign countries’ interferences.

Somalia is an Islamic country, and because the global powers want to undermine Islam, they create instability in this country, he said.

Somalia pleased with its friendly relationship with Iran

In a separate meeting with Iranian acting Foreign Minister Ali Akbar Salehi, Aden said that Somalia is pleased with its long and resilient relationship with Iran.

On the problems afflicting Somalia, he said unfortunately the main issue facing Somalia which is the civil war has been aggravated by foreign intervention, extremists’ actions, drought, and famine.

He also thanked Iran for the humanitarian aid it has provided for Somali people.

Salehi said Iran is ready to help establish peace and stability in Somalia.

“We disapprove of extremism and violence in the name of religion,” Salehi stated.

“It is so sad that we see the Somali people are faced with these problems,” he said, adding, “We are sure that the Somali nation can resolve the domestic issues without the intervention of others.”

Source:   IRNA Tehran

SomalSwis@hotmail.com

%d bloggers like this: