Advertisements

Dhoofinta wax soo saarka dalka Switzerland oo la sheegay in bishii November uu kor u kacay.

Halkaan ka akhri

BERNA –Wax soo saarka Warshadaha Saacadaha Sameeya ee wadankan Swisska ayaa la sheegay in 8,2% ay kordheen bishii Nofember  ee Sanadka 2010.

Sidaas darteed dhoofinta Saacadaha qiimaha leh ee ay sameeyaan Warshadaha Switzerland ayaa lagu diiwaan-geliyey in 30% ay kor u kaceen dhoofinta Saacadaha, sidaas waxaa caddeeysay Waaxda Federaalka uga qaabilsan maamulka Dekadaha.

Kororka dhoofinta  Saacadaha Sanadkii 2009 ayaa ahaa 7,4%, taasi oo ku timid shaqada dheeriga ah ee ay shaqeeyeen shaqaalaha Warshadaha.

SomaliSwiss    Swissinfo

SomaliSwiss@hotmail.com

Advertisements
%d bloggers like this: