HOOS KA FIIRI MAGACYADA MUCAARAD & MUXAAFID
Halkaan ka akhri
Ma ogtahay Akhristoow, in dadka ku hardama xukunka Soomaaliya ee magac kasta wata, kuwii hore iyo kuwa dambaba aysan Soomaaliya ka joogin Caruur iyo xaas, inkastoo 90% aysan ilmo iyo xaas ka joogin dhammaan dadka xukun u dirirka ah ee aan ugu yeeri karno Qoryaaleyda Soomaaliya, hadana magacyadooda oo aan lasoo koobi karin darteed, waxaan halkaan idin kugu soo gudbinaynaa tusaale laba liis oo magacyo ah, Midna waa Macaaradka Dowladda, midna waa xukuumadda kuwooda hadda xilka haya iyo kuwii ka horeeyay, bal arag oo ka qaado qiyaas, macnuhuna maaha in dadka ilmahooda dhoofsaday ay intaan kaliya yihiin, tirada ugu badan ilmahooda dibadaha ayay u jiraan.
LIISKA QAAR KA MID AH XUBANAHA MUCAARADKA DOWLADDA EE ILMAHOODA DHOOFSADAY
- 1- Sheekh Xasan Daahir Aweys  —  Egypt
- 2- Yuusuf Siyaad Indha Cadde,  —  Ugandha, Campala
- 3- Muqtaar Rooboow Abuu Mansoor,  — Sudan iyo Addis Ababa
- 4- Axmad Cabdi Aw Godane,   —  United Arab Emirates
- 5- C/qaadir Cali Cumar,   —  Egypt
- 6- Sheekh Xuseen Cali Fiidoow,   — Egypt, Sweden, UK
- 7- Ibraahim Xaaji Miicaad Afqaani, — Egypt & USA
- 8- Sheekh Cabdullahi Ahmed Yussuf,    —  Yurub, Finland
- 9- Sheikh Abuukar Cali,   — Yurub, Finland
- 10- Sheekh Abdirahman Xassan Xussein  —  Yurub & Qadar
- 11- Mohamed Said Atom  — Yurub, Mahelin magaca wadanka
LIISKA QAAR KA MIDÂ AH DOWLADDA KMG KUWII HORE & KUWA JOOGA EE ILMAHOODA DHOOFSADAY AMA AYSAN JOOGIN
- 1- C/laahi Yuusuf Axmad, Madaxweyne Hore, — Canada
- 2- Sheekh Shariif Sheekh Axmad  —  Qadar
- 3- Maxamad Abdulaahi Farmaajo — USA
- 4- C/rashiid Cali Sharmarke  — Canada
- 5- Sheekh Aden Madoobe — Turkey, Australia
- 6- Shariif Xasan Sheekh Adan  — USA, Kenya
- 7- C/Kariin Xasan jaamac  wasiir — USA, Virginia
- 8- C/Nuur Sheekh Maxamad wasiir — USA, Ohio
- 9- C/Weli Maxamad Cali    wasiir  — USA New York
- 10- Xusen Xalane wasiir  — USA,Virginia
- 11- C/Rashiid Xaashi   wasiir   — Canada
- 12- Maxamad C/llaahi Oomaar   wasiir — UK

SomaliSwiss London
SomaliSwiss@hotmail.com
Filed under: London UK |
You must be logged in to post a comment.