Soomaali ku nool dalka Mareykanka oo doonaya in ay isu soo Sharaxaan xilka Madaxweynimada dalka Soomaaliya.

Somali & English

DAAWO SAWIRADA MUSHARRAXIINTA

Halkaan ka akhri

Qaar ka mid ah Soomaali degan magaalada Columbus ee gobolka Ohio ee dalka Mareykanka, ayaa isu doonaya inay isu sharaxaan xilka madaxweynenimo ee dalka Soomaaliya ee lagu wado in la qabto dhammaadka sanadka 2011ka.

C/Qaadir Cali Fiish, ayaa rajo weyn ka qabo inuu beddelo Madaxweyne Sheikh Shariif Sh. Axmed, wuxuuna ku dhawaaqay sharraxaadiisa, si uu u noqdo Mustaqbalka Madaxweynaha cusub ee dalka Soomaaliya, marka dowladda iminka jirta waqtigeedu dhamaado bisha August ee 2011ka.

Sidoo kale Cali Fish wuxuu saxaafadda gobolka Ohio ee dalka Mareykanka u sheegay in la joogo waqtigii Soomaaliya laga bad baadin lahaa siyaasiyiinta dabeecadda ka dhigtay ficillada aan bani aadannimada ku jirin ku dhaqma, waxa ay sameeynayaanna aan caqli ku dhisneyn, isla markaana aan lahayn wadnihii damqan lahaa dadka Soomaaliyeed ee dagaalada Sokeeye galaafsadeen.

C/Qaadir Cali Fiish oo Wareysi siiyey  toddobaadkii tagay wargeyska Call and Post ayaa wuxuu sheegay inuu arkay waxyaabo badan oo la xiriira Siyaasadda Wanaagsan ee Umad lagu hoggaamin kara ee uu bartay, kuna filan rabitaankiisa Madaxweyninnimo.

Dhanka kale Fiish oo arrimahaas ka hadlayey wuxuu yiri: “Waxaa go’aan ku gaaray inaan daawade ka noqon karin dhibaatada ka jira Waddankeyga aan jeclahayâ€, wuxuuna raaciyey “Sanadka 2011ka iyo rajo cusub, Soomaaliyaâ€.

C/Qadir Cali Fiish ayaa la sheegay inuu ahaa guddoomiyaha guddiga ganacsatada Soomaaliyeed ee magaalada Columbus Ohio, wuxuuna musharaxnimadiisa ku dhowaaqay toddobaadki tagay.

C/Qaadir Cali wuxuu wacad ku maray inuu joojiyo, baa bi’iyana dhiiga ku daadanaya Soomaaliya.

Ma ahan C/Qadir Cali Fiish oo keliya ee waxaa koloo jira Nin oo magaciisa lagu sheegay Abdinur Mohamud oo isna doonayo inuu dalkiisa dib uga soo noqdo si isu soo sharraxo Madaxweynimada dalka Soomaaliya ee la qaban doona Sanadka soo socda.

SomaliSwiss Columbus

SomaliSwiss@hotmail.com

Somalis returning to land in turmoil.

Central Ohioans eye key leadership jobs, understand risks

When Abdinur Mohamud returns to war-torn Somalia for the first time in 28 years, he’ll take over the jobs of two men killed by a suicide bomber last year.

Why would Mohamud give up a comfortable home in Westerville and a good job at the Ohio Department of Education for a risky position in a government hanging on by a thread?

“My country is dying,” said Mohamud, who has lived in central Ohio since 1985. “(I’m) trying to help a nation in dire straits.”

There are others in the local Somali community who feel the same pull.

Abdulkadir Ali is embarking on a quest to become Somalia’s next president. He’s holding a kickoff event Saturday night at a North Side hotel and expects 200 supporters.

Like Mohamud, Ali is a long-time area resident. He said he is tired of the chaos caused by two decades of strife, al-Qaida-

linked extremists and an ineffective transitional government.

Some friends question his judgment.

“They know what I’m facing. I’m facing a community and county where violence has been the norm,” said Ali, the former chairman of the Somali American Chamber of Commerce who now runs a job-training center for young people.

“Everybody’s waiting to get perfect conditions. I’m not waiting for perfect conditions. I don’t want to be indifferent anymore and sit idle.”

The two men are following others who want to fix a desperately broken country.

Mohamud was contacted in November by the country’s new prime minister, a Buffalo, N.Y., Somali-American. He asked Mohamud to become Somalia’s new minister of education, culture and higher education.

The new prime minister, Mohamed Abdullahi Mohamed, had worked for Buffalo’s municipal housing authority and hadn’t been back to Somalia in 25 years. Since his return, he has appointed seven cabinet ministers from the Somali diaspora in the U.S., Mohamud said.

Mohamud, a language consultant for the state Education Department, is taking over duties that were handled by two men killed Dec. 3, 2009, by a man who detonated a bomb during a graduation ceremony for physicians in Mogadishu.

One of the men, Ibrahim Addou, the minister of higher education, once taught at American University in Washington, D.C., and had been Mohamud’s college roommate.

“They were trying to do a good job for the nation,” he said.

Now it’s Mohamud’s turn. He’s leaving behind his wife and seven children, including a 1-month-old son.

He said he benefited from the education he received in Somalia, which once provided public stipends for college, and wants to help lead the long way back within the U.S.-backed government.

“Somalia has to move beyond transitional governments toward statehood,” the 50-year-old said.

Ali said he favors a united Somalia with a federal government similar to that of the United States.

“I don’t want every region to have an independent foreign policy (or) military.”

Mohamud said he had planned to return to Somalia after completing his education in the United States; he came to Ohio to earn a degree in public administration and government at Ohio University.

But then civil war broke out in 1991, and he has been here since. He has taken a year’s leave of absence from his Ohio job but said he might be there longer.

Mohamud is well aware of the potential danger he faces.

“When your time comes, whether it’s in Columbus in your bedroom or somewhere else, your time comes,” he said.

Source: Dispatch

SomaliSwiss@hotmail.com

Advertisement
%d bloggers like this: