TACSI TIIRAANYA LEH, TACSI TIIRAANYA LEH.

Halkaan ka akhri


TACSI TIIRAANYA LEH, TACSI TIIRAANYA LEH.

INNAA LILLAAH WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN

Dhamaan Jaaliyadaha Beesha Gaaljecel ee ku nool waddanka Switzerland waxaa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhamaan Beel-weynta Gaaljecel meel kasta oo ay ka joogaan dunida, gaar ahaan Qoyskii iyo Eheladii uu ka geeriyootay Allaha u naxariistee Aamina Ibraahim Raage oo shalay ku geeriyootay magaalada dordrecht ee wadanka Netherland (HOLAND).

Sidoo kale  Odayaasha, Aqoonyahanada Guddiga jaaliyadda Beesha Gaaljecel, iyo dhammaan Jaaliyadda Beesha Gaaljecel oo ku dhaqan dalka Switzerland, waxay tacsi taas la mid ah u dirayaan Dr. C/qaadir Ibraahim Raage oo ka tirsan Jaaliyadda Beesha Gaaljecel ee Dalkan Switzerland oo Marxuumadda ahayd walaashiis, kuna geeriyootay dalka Holland.

Marxuumad Aamina ibraahim Raage, Alle ha u naxariistee, waxaan ilaahey uga baryeeynaa inuu janno ka waraabiyo, Eheladii ay ka baxdayna samir iyo iiman ka siiyo Aamiin Aamiin.

SomaliSwiss      Zürich

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: