Advertisements

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hiiraan & Midland oo beesha caalamka iyo bahweynta Reer Hiiraan u diray baaq Qaylo dhaan ah.

HOOS KA DAAWO VIDEO-GA

Halkaan ka akhri

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hiiraan & Midland Eng. C/Qaadir Adan Jiraabey ayaa isagoo ku sugan Magaalada Neyrobi ee dalka Kenya farriin Qaylo dhaan ah u diray wax garadka ka soo jeeda Hiiraan & Midland iyo Beesha Caalamka, isagoo codsaday in loo wada gurmado, sidii loo damin lahaa  colaadaha ka taagan deegaankaas.

HALKAAN KA DAAWO WARAYSIGA

SomaliSwiss Nairobi

SomaliSwiss@hotmail.com

Advertisements
%d bloggers like this: