Qabaa’ilada ay kasoo jeedaan Wasiir ku-xigeenada iyo wasiiru dowlayaasha xukuumadda ra’isal wasaare Farmaajo.

Halkaan ka akhri

MACYADA WASIIR KU-XIGEENADA IYO QABIILADOODA

Ra’isal wasaare Farmaajo ayaa soo bandhigay magacyada wasiir ku-xigeenada iyo wasiiru dowlayaasha xukuumadda cusub oo ay Qabiilo badan ka qeyliyeen, waana sidan uu u qeybiyay.

1- Xaaji Cali Sheekh Maxamed Nuur Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Garsoorka, arrimaha Diinta, iyo Awqaafta {Digil, Shanta Caleemood}

2- Cumar Sheekh Cali Idris Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha dibadda {Hawiye, Gugundhabe, Jajeele}.

3- Ibrahim Isaaq Yarow Wasiir ku xigeenka Wasaaradda arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka {Raxaweyn, Mirifle, Garwaale}.

4- Mukhtaar Sheekh Shuute Sheekh Cali Maye Wasiir ku xigeenka wasaaradda Maaliyadda iyo Lacagta {Beesha 5-aad, Banaadiri Duruqbe}.

5- Daa’uud C/kariin Xaaji Cumar Wasiir ku xigeenka Wasaaraddda Gaashaandhigga {Daarood, Awrtable}.

6- C/casiis Xasan Maxamed {Lafta Gareen} Wasiir ku xigeenka Wasaaradda qorsheynta iyo iskaashiga caalamiga ah {Raxanweyn, Mirifle, Xariin}.

7- Maxamed Cabdulle Faarax {Geeseey} Wasiir ku xigeenka wasaaradda Warfaafinta Boostada iyo Isgaarsiinta {Hawiye, Duduble}.

8- Maxamed Cali Shire Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Ganacsiga iyo warshadaha {Daarood, Majeerteen, Cali Saleebaan}.

9- C/rashiid Maxamed Xidig Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Bulshada, Shaqada, Homumarinta Shaqaalaha, Dhallinyarada iyo Isboortiga {Daarood, Ogaadeen, Makaahiil}.

10-Cabdi Cali Maxamud {Riyaraac} Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Howlaha Guud iyo dib Udhiska “Dir, Isaaq, Habar jeclo.

11-Xasan Yacquub Geescade Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Beeraha iyo Xanaanada Xoolaha {Dir, Reer Aw-saciid}.

12-Cabdullahi Abokor Jaamac {Gardowe} Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Kalluumeysiga, Bay’ada iyo Kheyraadka Badda {Beesha 5-aad, Carabta Maxmuud Saalax}.

13-C/qadir Xaaji Maxamed {Haji Maxamed Suldaan Lugadheere} Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Dakadaha, Gaadiidka Badda, Cirka iyo Dhulka {Hawiye, Sheekhaal, Looboge}.

14-Siciid Maxamed Jimcaale Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Dastuurka, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta {Hawiye, habar-gidir Sacad}.

15-C/raxmaan Yusuf Faarax {Dujana} Wasiir ku xigeenka wasaaradda Macdanta, Biyaha, Tamarta iyo Shidaalka {Daarood, Majeerteen, Reer-maxamuud}.

16-Faysay Cumar Guuleed Wasiir ku xigeenka wasaaradda Waxbarashadda, Hidaha iyo Tacliinta Sare {Dir, Guda-biirse}.

17-Faadumo Xasan Cali Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Haweenka iyo Arrimaha Qoyska {Dir, Isaaq, Arab}.

18-Cismaan Libaax Ibraahim Raxanweyn Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada {Raxaweyn, Mirifle, Gabaabweyn}.

MACYADA WASIIR DOWLAYAASHA IYO QABIILADOODA

1- Sahra Maxamed Cali Samatar Wasiiru-dowlaha Xafiiska Ra’isul wasaaraha {Beesha, Shanaad, Tumaal.

2- C/qaadir Macalin Nuur Maxamed Wasiiru dowlaha Madaxtooyada {Hawiye, Abgaal, Waceysle}.

3- Maxamed Cali Xaamud Wasiiru dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda {Raxaweyn, Mirif, Jilible}.

4- Maxamed Xasan Aadan Wasiiru dowlaha Wasaaradda Maaliyadda iyo Lacagta {Dir Qubeys}.

5- Cabdi Maxamed Abtidoon Wasiiru dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga {Hawiye Habar-gidir, Saleebaan}.

6- Axmed Cali Yaqle Wasiiru dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka, {Daarood, Harti, Warsangeli}.

7- Maxamed Cali Xagaa Wasiiru dowlaha Wasaaradda Kalluumeysiga, Bay’adda iyo Kheyraadka Badda {Dir, Ciise}.

8- C/rashiid Xaaji Deerow Wasiiru dowlaha Wasaaradda Dekadaha, Gaadiidka badda, Cirka iyo Dhulka {Darood, Mareexaan, Reer Owxasn}.

9- Dr. Maxamuud Sheekh Xasan {Akhi} Wasiiru dowlaha Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada {Digil Garre}.

SomaliSwiss Muqdisho

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: