Ogeysiis ku socda dhamaan Jaaliyadda Beesha Gaaljecel ee dagan wadanka Netherland.

Halkan ka akhri

Dhamaan Walalaha Jaaliyada Gaaljecel ee reer Holland waxaa looga baaqayaa lana  ogeysiinayaa in ay kasoo qeyb galaan Shirweynahii Beesha oo ka dhacaaya magaalada Bergen op zoom ee gobolka Brabant, Maalinta Sabtida ah Bishana tahay 13 November 2010, waxaan mar labaad lagu Adkeeynayaa kasoo qeyb galayaasha in ay dhoowraan waqtiga uu shirka uu furmaayo oo ah..

Saacada marka ay tahay 11:00 AM ama sidaad u taqanaan  5 saac Duhurnimo, waxaa uuna ku egyahay 20 PM salaada Cisho ama 2 saac habeenimo..

Adresku waa: Vanheelulaan77

4624 BL Bergen op zoom

Telefoon: 0614853567  Lycamobile iyo Dhamaan Saaxibada ama Asaxaabta reer Bergen op Zoom oo shirka marti galiyay, Fadlan Waqtiga hala dhowro Mahadsanidiin…

SomaliSwiss         Zürich

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: