HOOS KA DHEGAYSO WARAYSIGA
Ra’isal wasaaraha xukuumadda KMG Soomaaliya Maxamad C/laahi Maxamad Farmaajo ayaa waraysigiisii ugu horeeyay ee uu bixiyo isagoo xil Qaran haya ku faah faahiyay qorsha yaashiisa kuwa ugu muhiimsan iyo waxa uu qaban doono, isagoo xusay inuu ahmiyadda siin doono 4 qodob oo kala ah: wada shaqyan dowladda dhexdeeda ah, Nabadda iyo amniga, Dib u hishiisiinta iyo dowlad wanaag.
Ra’isal wasaaraha ayaa ugu baaqay kooxaha dowladda kasoo horjeeda inay nabad qaataan, isagoo wacad ku maray in xoog loo adeegsan doono ciddii nabadda diida. HALKAAN RIIX WARAYSIGA RAYSULWASAARAHA.
SomaliSwiss Muqdisho
SomaliSwiss@hotmail.com
Filed under: Muqdisho |
You must be logged in to post a comment.