Habeenimadii Xalay oo Axad ahayd oo la beddelay wakhtiga Saacadaha wadamada Yurub, waxaana dib loo celiyey Hal Saac.

Halkaan ka akhri

Zürich – Waxaa la ogeysiinayaa dadweynaha ku dhaqan wadamada Yurub, gaar ahaan Soomaalida waxaa la xasuusinayaa in  dib loo dhigay wakhtiga Saacadaha wadamada Yurub, iyadoo saacad laga jaray ama dib loo dhigay wakhtigii horey ay u ahaan jirtay, ha iloobin in aad saacadaada dib u dhigto hal saac.

Guud ahaan Qaarada Yurub ayaa waxaa Sanadkiiba laba jeer  la baddalaa waqtiga oo kala ah Xilliga Kuleelaha oo la beddelo Maarso Axada ugu danbeysa iyo xilliga Qaboobaha oo la beddelo Bisha Oktoobar Axada ugu danbeysa.

SomaliSwiss Zürich

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: