DAAWO SAWIRADA KALE
Halkaan ka akhri
Madaxweynaha Rwanda Paul Kagame (Midig) iyo Safiirka Soomaaliya u fadhiya Ethiopia (Bidix), Danjire, Siciid Yusuf Nuur, oo ah laba shaqsi oo isku eg, Masawirkan waxaa lagu qaaday Addis Ababa markii uu socday shirkii Midowga Africa, ee Febraayo 2010.
Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya Sheikh Shariif Sheikh Axmed oo la kaftamaya – Safiirkiisa iyo Madaxweynaha isku ekaanshahooda dartiis.Â
The Somali President Sharif Sheikh Ahmed shares a joke with President Paul Kagame of Rwanda and the Somali Ambassador to Ethiopia, Said Yusuf Nur, who bears a striking resemblance to President Kagame. (Photo taken in Addis Ababa during AU Summit in Feb. 2010).
SomaliSwiss ~London
Filed under: M-Saadaq |
You must be logged in to post a comment.