Maxkamada ku taala dalka Australia oo maanta dhageysatay dacwad loo haystay 5 qof Soomaali ah oo lagu soo qabtay Falal Is-qarxin ah.

Halkaan ka akhri

Shan qof oo lagu sheegay inay yihiin Soomaali oo Taageersanaa  Xarakada Al-Shabaab oo rabay inay fal Qarxin ah ka geystaan Saldhig weyn  ee ay leeyihiin Ciidamada dalka Austraalia, kuwaas oo maanta Isniinta ah Maxkamad Sare ee ku taalada magalada Melbourne ee dalka Australia ay dhageysatay dacwadii lagu soo Oogay.

Sida ay sheegtay Maxkamada Sare oo dhageysatay dacwada lagu soo oogay dadkan Soomaalida inay ahaayeen Islaamiyiin xag jir ah, waxayna qoorsheynayeen inay si ismiidaamis u qarxiyaan Xero ay leeyihiin Ciidamada dalka Australia ilaa ay ka dhintaan ama lagu qabqabto.

Nick Robinson oo ah Xeer Ilaaliyaha Maxkamada ayaa sheegay in arrinta la rabay inay dhacdo 4tii bishii Febbraayo 2009ka, balse shantii qofood si qaflad ah hal mar lagu qabqabtay, howshaas oo ay fuliyeen Boqolaal Boliiska magaalada Melbourne.

Sidoo kale Nick Robinson wuxuu sheegay in qof ka mid ah shantan qof uu u tegay Soomaaliya fatwo Diini ah, wuxuuna qofkaas ictiqaadsanaa in dowladda Australia ay ka mid tahay wadamada Cadowga u ah Diinta Islaamka iyo dadka Aaminsan ee ah Muslamiinta.

Hase yeeshee Robinson wuxuu intaa ku daray in shanta Soomaalida ah ay rumaysnaayeen in Diinta Islaamka ay duulaan ku yihiin wadamo kala duwan, waxayna doonayeen inay kor u qaadaan oo ay difaacaan diintooda.

Shantan qof oo soomaalida ah ee magacyadoodu la kala yiraahdo: Saney Edow Aweys, 27 sano jir ah, Yacqub Khayre, 23 Sano jir ah, Abdirahmin Mohamud Ahmed, 26 Sano jir ah, Wissam Mahmoud Fattal, 34 Sano jir ah iyo Nayef El Sayed, 26 Sano jir ah, hase yeeshee dhammaantooda waxay diideen denbiga lagu soo oogay ee ahaa inay ka mid yihiin Argagaxisida Caalamiga ah, balse Xeer Ilaaliyaha wuxuu intaa uu raaciyey in Boliiska ay sheegeen in shilka dhacdada weerarka xag jirka Islaamiyiinta ee ay la damacsanayeen Xerada Ciidamada uu noqon lahaa mid uga ba`an ee ka dhaca Dalka Australia.


SomaliSwiss   Zurich

Tarjume Dr. Axmed Dhicisow

SomaliSwiss@hotmail.com

Jihadists ‘planned maximum casualties’ at Aus army base..

MELBOURNE — Five men plotted to storm an Australian army base with high-powered weapons and shoot as many people as possible to further the cause of Islam, a court heard on Monday.

Melbourne’s Supreme Court heard the men, who have been linked with Islamic extremists in Somalia, planned to continue their rampage at Sydney’s Holsworthy army barracks until they were killed or captured.

Crown prosecutor Nick Robinson said the plot was hatched between February and August 4 2009, when the five were arrested in a swoop involving hundreds of police in Melbourne.

He said one of the accused visited Somalia to seek a fatwa, or religious decree, for the attack, adding they had condemned Australia’s involvement in the war in Afghanistan and believed the country was oppressing Muslims.

Robinson added that the men believed Islam was under attack from several countries, including Australia, and wanted to advance their religion as they perceived it.

Saney Edow Aweys, 27, Yacqub Khayre, 23, Abdirahmin Mohamud Ahmed, 26, Wissam Mahmoud Fattal, 34, and Nayef El Sayed, 26, have all pleaded not guilty to conspiring to do acts in preparation for, or planning, a terrorist act.

Robinson also said Fattal had visited Holsworthy and described it as an easy target. Police have said the attack would have been the worst extremist incident in Australian history.

Source:     AFP

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: