Dagaalo iyo duqeymo maalintii 11-aad markale ka soconaya magaalada muqdisho.

Halkaan ka akhri

Waxaa mar kale Maalintii 11-aad dib u bilowday duqeymihii & dagaalo u dhaxeeya ciidamada Islaamiyiinta iyo kuwa dowlada KMG Soomaliya oo kaashanaya ciidamada nabad ilaalinta AMISOM.

Madaafiicda cul culus iyo rasaasta daran dooriga ah ayaa weli dhaceysa, inkasta aanan la xaqiijin karin qasaaraha dhabta ah ee ka dhashay dagaalkan cusub.

Wixii kusoo kordha kala soco wararkeena dambe..

SomaliSwiss Muqdisho

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: