Ogeysiis iyo Wargelin: Degmada laufen ee Kanton Basel-landschaft oo lagu qaban doono bandhig dhaqameedka Soomaalida.

Halkaan ka akhri

Einladung/MARTIQAAD

Somali klub bishara/ laufen, lädtein;

 Alle bishara Mitglieder, und mitgliederinNen, UND ANDERE SOMALISCHE, SCHWEIZER DIE sich für die VERANSTALTUNG INTRESSIEREN.

Thema:      Somalische kulturfest

Datum:      12/09/2010

Ort: ViehmarktGasse 47, 4242, Laufen.

KONTAKTPERSON

MAHAMUD GERYARE,

TELEFON:       061 761 82 67

 Ogeysiis iyo Wargelin bandhig dhaqameedka

Ururka Somali Club Bishara/laufen, lädtein ee Kanton Basel-landschaft wuxuu ogeysiinayaa ama ku  wargelinayaa dhammaan xubnaha ururka bishara iyo Soomaalida kale ee ku nool dalkan Switzerland in kulan muhim ah lagu qaban doono magaalada Laufen.

–      Kulanka  waa bandhig dhaqameedka soomaalida,

–      Waqtiga la qaban doono waa 12/09/2010

         Waxaana lagu qaban doonaa:

         ViehmarktGasse 47, 4242, Laufen.

 Wixii faafaahin kala xiriir MAHAMUD GERYARE TELEFON: 061 761 82 67

Ururka Somali Club Bishara/laufen, lädtein ee Kanton Basel-landschaft

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: