Wareysi aan la yeelanay madaxweynaha HIIRAAN & MIDLAND, oo uu uga hadlay arimo badan.

HOOS KA DAAWO VIDEO-GA 

Halkaan ka akhri

Wariyayaal katirsan SomaliSwiss ayaa waxaa ay fursad u heleen in ay wareysi dheer oo dhinacya badan taabanaya la yeeshaan madaxweynaha maamul goboleedka HIIRAAN & MIDLAND Ing. C/qaadir Aadan Jiraabey, isagoo ku sugan magaalada London ee wadanka Ingiriiska.

Wariye Maxamed Saadaq iyo Yusuf Garabey ayaa wareysigan ka soo qaaday madaxweynaha maamul goboleedka Hiiraan and Midland.

HALKAN KADAAWO VIDEO-GA WAREYSIGA MADAXWEYNAHA

SomaliSwiss Yusuf Garabey

SomaliSwiss@hotmail.com

 

Madaxweyneyaasha Galmudug iyo Hiran and Midland oo Maanta kulan ku yeeshay magaalada London ee wadanka UK.

Madaxweynaha maamul goboleedka HIIRAAN AND MIDLAND oo ku baaqay in meel looga soo wada jeesto badbaadinta Shacabka.

Xaflad lagu maamuusay caleema saarka madaxweynaha maamul goboleedka HIRAN AND MIDLAND oo xalay lagu qabtay magaalada London.

Shirweynihii 7-aad ee Jaaliyadda dowlad goboleedka Hiiran & Midland ee ku dhaqan Switzerland oo shalay ka dhacay magaalada Bern.

Golaha guurtida gobolka Hiiraan oo beesha caalamka ugu baaqay in ay taageeraan maamul goboleedka uu hogaamiyo Ing: Jiraabeey.

Jaaliyada reer Hiiraan ee waqooyiga Amerika oo ku baaqay in lawada taageero maamul goboleedka Hiran and Midland.

Madaxweynaha Hiiraan & Midland oo wareysi ka bixiyay waxyaaba badan oo ku saabsan waxqabadka maamulkiisa.

Shir ay isugu yimaadeen Jaaliyadda reer Hiiraan ee wadanka Ingiriiska oo lagu taageeray Maamulka..

Wareysi aan la yeelanay madaxweynaha HIIRAAN & MIDLAND, oo uu uga hadlay arimo badan.

Madaxweynaha dowlad goboleedka Hiiraan and Midland oo Hambalyo u diray umadda Soomaaliyeed iyo reer Hiiraan and Midland.

%d bloggers like this: