Halkaan ka akhri
Ciidamo Itoobiyaan ah ayaa shalay dhaq dhaqaaq Militeri ka muujiyay gobolka Hiiraan, iyagoo Deegaannka Kala-beyr ee goballka Hiiraan oo dhinaca W/qooyi 24-km kaga beegan magaalada Beledweyne shalay galinkii hore soo gaaray ayadoo ay weheliyaan ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya.
Ciidamada Itoobiyaan-ka ayaa shalay gelinkii hore Halkaas ku sameeyay baaritaanno gaadiidka wadada mara, iyagoo markii ay halkaas ku sugnaayeen saacado badan kadib dib ugu laabtay meelihii ay markii hore kasoo kicitimeen ee gudaha Itoobiya, gaar ahaan xuduudka Somaliya ay la wadagaan ee ku xeeran gobolka Hiiraan, wixii ka soo kordha kala soco SomaliSwiss oo isha ku haysa deeganadaas iyo wixii kasoo kordha.
SomaliSwiss Baladweyne
Filed under: M-Saadaq |
You must be logged in to post a comment.