Halkaan ka akhri
Wararka ka imanaya Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in xaalada magaalada Muqdisho ay saaka degan tahay, ka dib markii xalay  xoogaa madafiic ah ay ka dhaceen qeybo ka mid ah Magaalada.
Sida lagu soo warramay waxaa xalay ka dhacday qeybo ka mid ah Magaalada Muqdisho Madafiic waa weyn, ka dib markii ay dhowr hoobiyaal ah oo loo turay dhinaca ciidamada AMISOM waxaan isku badashay arinta mid aad u culus.
Sidoo kale Khasaare ayaa ka dhshay madaficfdaasi waxaan ku dhintay dad rayid ah kuwaas oo ku sugnaa xafadahooda xiliga ay madaafiida ay ku dhacday iyadoona ay jiraan dad ku dhaawacmay.
Dhanka kale wararka laga helayo Goobaha Caafimaadka gaar ahaan Isbilada ku yaala magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in saaka la keenay dadkii xalay ku soo waxyeelobay madaaficdii ay labada dhinac ay isku tuurayaan, sida la sheegay waxaa madaafiicdii uga badneed ay ku dhaceen xaafadaha wardhiigleey Howlwadaag.
SomaliSwiss   Muqdisho
Filed under: Dhicisow |
You must be logged in to post a comment.