DAAWO SAWIRADA KALE
SOMALI AND ARABIC
Halkaan ka akhri
HOOS KA AKHRI BAYAANKA AL-SHABAAB OO AF-CARABI AH
Kooxda Al-Shabaab ayaa soo saartay Baaq ay kaga hadlayaan qaraxii doraad ka dhacay Bangigii hore ee ganacsiga Soomaaliya, halkaasoo ay dhowaan soo dageen ciidamo ka tirsan kuwa Midowga Afrika ee AMISOM, gaar ahaan kuwa Ugandha oo dhowaan la soo kordhiyay tiradoodana ay gaarayso 5.300 oo askari, sida ay sheegeen warbaahinta dalka Ugandha iyo Afhayeenka ciidamada AMISOM ee Muqdisho.
Qaraxii Ismiidaaminta ahaa ayaa waxaa ku dhaawacmay 5 Askari oo Ugandheys ah oo uu mid kamid ah qabo dhaawac halis ah, Afhayeenka ciidamada AMISOM waxaa uu sheegay in aysan jirin wax dhimasho ah oo qaraxaasi kasoo gaaray.
Dhinaca kale kooxda Al-Shabaab ayaa qaraxaasi waxaa kaga geeriyooday 2 wiil oo dhalinyaro Soomaali ah, kuwaas oo sida ay sheegeen u dhintay in ay u aargudaan Abuu Cumar Al-Baqdaadi oo ahaa hogaamiyihii Al-Qaacida ee wadanka Ciraaq oo ay dhowaan ciidamo Ciraaqiyiin iyo Mareykan ah ku dileen isaga iyo kuwa kale wadanka Ciraaq, kadib markii xog sir ah laga helay rag ururkaasi ka tirsanaa.
Kooxda Al-Shabaab ayaa sheegtay in ay Qaraxaasi ay la beegsadeen ciidanka AMISOM ugu aargudayeen hogaamiyayaal Al-Qaacida ah oo ka dagaalama wadanka Ciraaq.
Waxaa ay kooxda Al-Shabaab qoraalkooda ku sheegeen in Qaraxaasi ay ku dileen 15 Askari Ugandheys ah, tira intaasi ka badana ku dhaaweceen.
Sidoo kale kooxda Al-Shabaab ayaa ugu magac daray xaafad kamid ah xaafadaha magaalada Baydhabo ninkii lagu magacaabi jiray Zarqaawi ee isagana ay ciidanka Mareykanka ku dileen wadanka Ciraaq.
SomaliSwiss Muqdisho
الحمدُ لله ربّ العالمين والصّلاة والسّلام على إمام المجاهدين محمّد وعلى آله وصحبه أجمعين أما بعد:
نفذت كتيبة الاستشهاديين التابعة لحركة الشباب المجاهدين – بفضل الله – يوم الثلاثاء 13 جمادى الأولى 1431 هـ الموافق لـ 27 نيسان 2010 ، عملية استشهادية على قاعدة عسكرية كانت تُعِدها القوات الصليبية لتجعل منها مقرا لها في حي “شبس” في ولاية بنادر الإسلامية “مقديشو” .
نفذ العملية فارسان مقدامان من أبطال كتيبة الاستشهاديين كانا يقودان شاحنة كبيرة محملة بالمواد المتفجرة فانغمسا بها في صفوف الصليبيين بكل عزم و يقين، و فجّرا وكرَ الصليبيين فخر عليهم السقف من فوقهم و أتاهم الله من حيث لم يحتسبوا و قذف في قلوبهم الرعب، فأثخنا فيهم أيما إثخان، و قد كانت المحصلة الأولى لهذه العملية المباركة قتل خمسة عشر صليبي و جرح عدد آخر و يرجح أن تكون حصيلة القتلى أكثر بكثير بفضل الله و منه.
هذا وقد عقد المتحدث باسم حركة الشباب المجاهدين الشيخ “علي محمود را جي” حفظه الله، مؤتمرا صحفيا في “مقديشو”صرح فيه بأن هذه العملية جاءت ثأرا لدماء شهيدينا البطلين بإذن الله، الشيخُ القائد “أبو عمر البغدادي” و وزيره الضرغام “أبو حمزة المهاجر” و من معهما من جند الله الأشاوس تقبلهم الله، و اللذين قصفتهم أيدي الجبن
Filed under: SomaliSwiss |
You must be logged in to post a comment.