Halkaan ka akhri
Sheikh Abuukar Cali Aadan oo ah madaxa Al-Shabaab u qaabilsan gobolada Jubbooyinka ayaa xaqiijiyay dilka loo gaystay Marxuum Daa’uud Cali Xasan.
Illaa iyo hadda lama oga cidda ka dambeysay dilkiisa, iyadoo maleeshiyaadka kooxda al-Shabaab ay howl galo ka wadaan gudaha xaafadaha magaalada Kismaayo.
Gudaha magaalada Kismaayo ee Xarunta gobolka J/hoose ayaa waxaa ka socda howlgalo la xiriira sugida amaanka magaaladaas, iyadoo maleeshiyaadka kooxda Al-Shabaab ay ku howlan yihiin sidii ay gacanta ugu soo dhigi laheyd kooxihii ka dambeeysay dilkii xalay magaalada Kismaayo loogu geystay Taliyihii saldhiga degmada Dhoobley u qaabilsanaa kooxda Al-Shabaab.
SomaliSwiss  Kasmaayo
Filed under: SomaliSwiss |
You must be logged in to post a comment.