Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya iyo wafdigiisa oo si diiran loogu soo dhaweeyey caasimadda dalka Kuwait.

Somalia's President Sheikh Sharif Ahmed 1

Somali & English

Halkaan ka akhri

Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya Sheikh Shariif Sheikh Axmed iyo wafdigii  uu hogaaminayay ayaa Maanta waxaa si diiran loogu soo dhaweeyey maagaalada Caasimadda ah ee Kuweit ee dalka Kuwait.

Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdigiisa ayaa garoonka diyaardaha ee magaalada Kuweit waxaa ku soo dhaweeyay wafdi ballaran oo uu hogaaminayay amirka dalka Kuweit, Sheikh Sabaax Al-axmed Al-jaabir Al-sabax.

Sidoo kale Saraakiisha ka qeyb qaadatay soo dhoweynta Madaxweyne Sheikh Shariif iyo wafdigiisa ayaa waxaa kamid ahaa Ninka dhaxal sugaha ee Imaarada dalka Kuweit Sheikh Nawaaf Al-Axmed Al-Jaabir Al-Sabaax, Gudoomiyaha Golaha Ummadda Jaasim Maxamed Al-Khuraafi, ku xigeenka ilaalada qaranka Sheekh Mashcal Al-Jaabir Al-Sabaax, R/wasaaraha Kuwait Sheekh Naasir Maxamed Al-Axmed iyo ku xigeenka koobaad ee R/wasaaraha ahna wasiirka difaaca Sh. Jaabir Al-Mubaarak Al-Maxamed Al-Sabaax, wasiirka arrimaha diiwaanka Sheekh Naasir Al-Axmed Al-Sabaax iyo mas’uuliyiin kale.

Dhanka kale Wafdiga Madaxweynaha Soomaaliya waxaa ka mid ahaa Wasiir maaliyadda ahna R/wasaare ku xigeen Shariif Xasan Sh. Aadan, wasiirka arrimaha dibadda Cali Jaamac Jangeli, wasiirka dhalinyarada iyo isboortiga Suleymaan Colaad Rooble, wasiirka ammaanka qaranka C/llaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe, iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan dowladda KMG.

Si kasta ha ahaatee labada dhinac ayaa la sheegay inay ka wada hadli doonaan sidii loo hagaajin lahaa xiriirka labada dalka, iyadoo saraakiil ka tirsan dowladda Kuwait ay sheegeen in ay sii wadayaan taageerida dowladda KMG ee Soomaaliya.

SomaliSwiss    Kuwait

SomaliSwiss@hotmail.com

Somali president to visit Kuwait Sunday.

KUWAIT, Oct 25 (KUNA) — Somali President Sharif Sheikh Ahmad will arrive here later Sunday on a two-day official visit during which he is to hold talks with His Highness the Amir Sheikh Sabah Al-Ahmad Al-Jaber Al-Sabah on means to boost bilateral relations.

Officials have repeatedly underscored the depth of bilateral ties between the two countries in all fields.The civil war ended thanks to the efforts of many states, including Kuwait, which presented direct financial aid during the Djibouti Conference where Somali national reconciliation was reached, a parliament was established, and Dr. Abdulqassem Salat was elected president.

Kuwait has always been in the forefront of states that provide assistance and support to the Somali people before, during, and after the civil war that raged between 1991 and 2000 in the African country.

Always keen to support Arab causes, Kuwait has long supported Somalia and in 1997, it made the initiative of covering the costs of the Somali reconciliation conference which stood at USD 100,000.

The Gulf state has also provided emergency assistance to Somali refugees and made a symbolic participation in the UN peacekeeping force.

Moreover, Kuwait Fund for Arab Economic Development (KFAED) presented four loans to Somalia at a total of KD 30.044 million for agriculture and electricity projects.
Former Somali President Abdullah Yousef Ahmad visited Kuwait in March 2007 and held official talks with His Highness the Amir on bilateral relations.

The current president, who will be visiting Kuwait later today, was elected by the Somali parliament in late.
SomaliSwiss    KUNA 

SomaliSwiss@hotmail.com 

%d bloggers like this: