Somali & English
Halkaan ka akhri
Kooxda Al-Shabaab ayaa Maanta waxaa ay xukun dil ah ku rideen, kuna fuliyeen 2 wiil oo dhalinyaro ah oo ay ku eedeeyeen in ay basaasiin ahaayeen.
Waiilshan oo lagu kala magacaabo Maxamoud Xuseen Axmed iyo Xuseen Abba Cali ayaa waxaa lagu eedeeyay in ay wadeen howl basaasnimo ah, sida uu sheegay sarkaal u hadlay maamulka Al-Shabaab ee magaalada Marko.
 Warar kale ayaa xaqiijinaya in Wiilashan ay diideen xukunkan lagu soo eedeeyay uuna yahay mid iyaga looga been abuuranayo oo aysan wax shaqa ah ku laheyn.
Labadan wiil ee la dilay ayaa waxaa la sheegay in midkood laga soo qabtay magaalada Muqdisho, halka midka kalena laga qabtay gudaha magaalada Marko, iyadoo mudo sadex bilood ah labaarayay arintan lagu soo eedeeyay, sida uu sheegay Sheikh Sultan oo ah sarkaalka kooxda Al-Shabaab u qaabilsan magaalada Marka.
Xukunkan dilka ah ayaa ka dhacay Barxadda weyn Dekedda macmalka ah ee magaalada Marka, iyadoo ay daawanayeen fulinta xukunkaasi dadweyne aad u fara badan oo u badnaa Haween iyo Caruur oo ku nool Magaaladaasi, dadweynahaasoo intooda badan si weyn uga xumaa dilka lagu fulinayay dhalinyaradaasi.
SomaliSwiss Marka
Islamist rebels in Somalia execute two for “spying”
MOGADISHU, Oct. 25, 2009Â — Somalia’s Al Shabaab Islamist movement on Sunday executed two young men for alleged spying for the Somali government in the southern town of Marka.
The radical group has been waging insurgency for two years against the Somali government and the African Union peacekeeping forces in the capital Mogadishu.
After the execution was carried out in central Marka town, an official from the group told crowds of local people who gathered to watch the punishment that the men were convicted of spying for the Somali government after “they confessed to the crime.”
“The men were executed because of apostasy and for spying for the apostate government. After three months of investigation and their confession to the crime they were executed in accordance with the Islamic law,” said Sheikh Sultan, an Al Shabaab official in Marka.
Residents said that the young men were executed by firing squad of Al Shabaab fighters as crowds, mainly women and children, looked on the capital punishment.
The hardline Islamist group of Al Shabaab controls much of southern and central Somalia and usually carries out amputations, executions, and floggings of criminals and opposition individuals in areas under their control, including parts of the Somali capital.
The Islamist group, which is considered by the Somali government and the United States as a terrorist organization, declares a fight to establish an Islamic State in Somalia.
Source: Xinhua
Filed under: SomaliSwiss |
You must be logged in to post a comment.