Kooxo Burcad Badeed Soomaali ah oo rasaas ku furay diyaarad Helicopter ah oo ay leedahay dowladda Mareykanka.

GULF OF ADEN PIRACY

Somali & English

Halkaan ka akhri

War ay soo qortay wakaaladda Wararka AFP ayaa sheegtay in  Kooxaha Burcad Badeed Soomaali ah ay rasaas huwiyay Diyaarad Helicopter ah xilli ay dul heehaabeysa Xeebaha, iyadoo diyaaradan ka soo kacday Markab uu leeyahay Mareykanka oo fadhiyay Xeebaha Puntland.

Sida la sheegay Diyaarada Helicopterka ayaa ku soo dhowaatay Markab ay afduub u heysteen Burcad badeedka, kaasoo ku sugnaa Xeebaha Gobolka Mudug, waxaana ragga burcad badeedka ee saarnaa Markabka rasaas huwiyeen diyaarada.

Warkan oo ay qoreen Wakaaladaha wararka Caalamka oo dhan ayaa sheegaya in Diyaarada ay ku sigatay in la soo rido, waxaana si dirqi uga baxsatay rasaasta lala beegsaday.

Sarkaal u hadlay Ciidamada Badda Mareykanka ayaa sheegay in Diyaarada Helicopter aan wax dhibaato ah ka soo gaarin, hase ahaatee goor dambe ku soo laabatay Markabka.

Sidoo kale Kooxaha Burcad badeedka ayaa afduub u heysta markab laga leeyahay dalka Taiwan, kaasoo ay saaran yihiin ilaa 30 shaqaale badmaaxiin ah, kuwaasoo bishii April ee sanadkan laga afduubtay meel u dhow xeebaha soomaaliya

SomaliSwiss Muqisho

SomaliSwiss@hotmail.com

Somali pirates open fire on US navy helicopter.

MANAMA — Somali pirates aboard a captured vessel have opened fire on a US navy helicopter on the high seas as it carried out a surveillance mission over the boat, the navy said on Thursday.

There were no reported casualties or damage from the incident which occurred on Wednesday morning off the pirate-infested coast of Somalia, said a statement from the Bahrain-based US Naval Forces Central Command.

“Somali pirates aboard the motor vessel (M/V) Win Far fired what appeared to be a large calibre weapon at a US navy SH-60B helicopter,” the statement said.

“The helicopter was conducting a routine surveillance flight of M/V Win Far, currently held at anchorage by Somali pirates south of Garacad, Somalia, when the incident occurred,” it added.

The shooting came as the helicopter returned to the USS Chancellorsville, where a video recording of the incident was noted, it said, adding that during the flight the crew was unaware of the attack.

The navy identified the Win Far as a Taiwanese-flagged vessel which was seized by pirates earlier this year.

“Over the past 135 days it has been used as a ‘mother ship’ to conduct other known pirate attacks, most notably the US-flagged Maersk-Alabama in April,” it said.

According to the US navy, the pirates are holding hostage more than 30 crew members of the Win Far.

So far this year, there have been 114 attempted attacks on merchant vessels in the region, 29 of them successful, according to the US navy.

The world’s naval powers have deployed dozens of warships to the lawless waters off Somalia over the past year to curb attacks by pirates threatening one of the world’s busiest maritime trade routes

 Source: AFP

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: