Taliyiha howl galinta ciidamada Booliska dowladda KMG oo ku geeriyooday dagaalka ka soconaya degmada Hodan ee magaalada Muqdisho.

taliyaha-poliska-cali_sacid

Halkaan ka akhri

taliyaha-poliska-cali_sacid

Dagaalo xoogan oo Saakay ka soconaya degmada Hodan iyo goobo kale oo ka mid ah magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka soo baxaya warar dheeraad ah sheegaya in qasaaraha dagaalku uu aad usii kordhayo.

Taliyihii Ciidamada Booliiska ee Gobolka Banaadir Cali Saciid Sheikh Xasan ayay dowladda KMG Soomaaliya waxaa ay xaqiijisay in uu uga geeriyooday Dagaalkii Saakay ka dhacay Tarabuunka iyo Nawaaxigiisa.

Wararka ayaa intaa ku daraya Taliyaha in uu geeriyooday isagoo howl galinta ciidamada Booliska dawladda KMG Soomaaliya oo iyagu dagaal kula jiray xoogagga Mucaaradka ee kasoo horjeeda dowladda.

SomaliSwiss Muqdisho

SomaliSwiss@hotmail.com

taliye-cali-saciid

%d bloggers like this: